Magacyada Roobka

w/q   Cabdiraxmaan Barre

magacyadiisa xilliyaduu da’o ee (Habeen & Maalin)

roobka aroorta hore da’a : BARIISO
roobka galinka hore ee maalintii da’a : MAYAY
roobka da’a habeenkii : GUDGUDE ; MIR ; MIIRAALE

________

Magacyadiisa kolba siduu u kala xoog badanyahay

roobka yaree aan dhibcaha yar een dhulkana qoynin : TIIX ; SHUUX ; CAAD-GOROR ; DUMAAL .
roobka yar ee aan dhulka biyo dhigin : SARKADHABAN ; CADCADDEYS ; GABAXLE
roob xoogle oo daad soo roga : BIYOMARIS
roob badan oo dhulka boholo ka jeexa : CARRAGGOYS
roobka xoogga badan oo dhul badan gaadha daaqna soo saara : MAHIIGAAN ; MAWJIID
roob muudo dheer da’a balse aan dhulka biyo dhigin : QABLE
roob muddo dheer da’a oo aan kala qaad lahayn iyo kala go’toona lahayn : CIRCADDAA

__________

Roobabka Da’a Xilliyada (Guga & Dayrta)
……….
roobabka ugu horeeya ee xilliga guga : JAR ; NUGUSHI ; TODOB
roob bartamaha guga da’a : CEELKAGGEEYE
roobabka guga guihiisa da’a : KABRAR ; FUSHADE ; DAYDO ; JID-DHIRIQLE
roobabka ugu horreeya xilliga dayrta : KAXAAN ; AMMINLA‘ ; XIMIR
roobabka dayrta gudaheeda da’a : DAALLALI ; DAYRSIMO ;

___________

Roobabka Da’a Xilliyada (Xagaaga & Jiilaalka)
……….
roobabka da’a xagaaga gudihiisa : KARAN
roobabka da’a xilliga jiilaalka : CANBAAR ; WAJIINE


Advertisements

Comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s