Magacyada Qorraxda

qorrxadu waxay leedahay magacyo kala duwan oo soomaalidu u taqaan mid kastaana tilmaamayo macne gaara oo ku tacaluqa kuleylkeeda iyo xilliga ay joogto , taasina waxay ku tusinaysaa afsoomaaligu inuu hodan yahay

1. Dhalco : qorraxda subaxii
2. Cadceed : qoraxda barqadii ama galabtii
3. Dhayuurad : qorraxda duhurkii
4. Golcas : qorraxda casarkii
5. Gabbal : qorrax sii dhacaysa
6. Cirid
7. Qundhac
8. Milic
9. Libdho

10. Qorrax

 

Advertisements

Comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s