MAGACYADA SAACADAHA (HABEEN & MAALIN)

WAABBARI : kolka waagu dillaaco

AROOR : kolka waagau baryo ilaa qorrax soo baxa

BARIISO : qorrax soo baxa ilaa barqada 6-da subaxnimo ilaa 9-ka

BARQO : amminta u dhexeysa 9-ka ilaa 11-ka galinka hore

BARQO-KULUL : amminta ku beegan 11-ka ilaa 12-ka

GADIID : 12:00ka duhurkii (duhur)

HADHGAL : duhurkii inta u dhaxaysa 12-ka ilaa 3-da

GALAB : casarkii

GALAB-DHEER : inta u dhaxaysa 3-da galabnimo ilaa 4-ta (casardheere)

GABBAL-GAAB : inta u dhaxeysa 5-ta ilaa qorraxdu ka dhacayso (casargaab)

GABBAL-DHAC : marka qorraxdu sii dhacayso (casarliiq)

QORRAX-DHAC : kolka qorraxdu godkeeda u hoyato (maqrib)

CILCILLOW : kolka qorraxdu dhacdo , aaskuna aanu aad u madoobaan

FIID : waqtiga u dhaxeeya maqribka ilaa 8-da

CAWEYS : 8-da habeenimo ilaa saqbadhka

SAQBADH : 12-ka habeenimo

SAQ-DAMBEED : 12-ka wixii ka danbeeya intaan waagu dilaacin

___________

MAGACYADA SOCODKA XILLIYADA KALA DUWAN EE DHARAARTII

KALLAH : aroor hore socosho intaan qorraxdu soo bixin

JARMAAD : kallah

BAQOOL : socodka xilliga duhurka ay tahay

DHALANDHOOL : baqool

WIRWIR : socodka xilliga qorraxdu kulushay

GALABCARROW : socodka galabtii (carraabid)

____

SOCODKA HABEENKII

GUDAAL
DHEELMAD
GUURE
GUDOODI

_________

MAGACYADA XILLIYADA CUNTADA

AFUR : quraac

DHARAARAD : cuntada dharaartii la cuno (qado)

HADHIMO : qado

FIIDNIMO ama XIRAAD : casho

HIRAAB : suxuur

W/q Cabdiraxmaan Barre

 

Advertisements

Comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s