Duurjoogta (Magacyo)

mawduucan wuxu ku saabsanyahay magacyo .

duurjoogtu waa xayawaanada duurka ku nool oo aan la dhaqan

waxay u qaybsantaa 2 qaybood
1.UGAADH : wa kuwa la ugaadhsado oo cawska iyo biyaha kunool

2.DUGAAG : waa kuwa hilib cun ah oo ugaadha ku nool
duurjoogtu way badanyihiin wayna noocya badanyihiin halkan kuma soo koobi karo e inta ugu caansan baan wixii ii suuragala ka sheegayaa
ugaadha hadaynu ku horeyno waxay u qaybsantaa laba nooc

1.ISHIN ugaadha waawayn sida goodirka biciidka iwm
2.YARIS ugaadha yaryar sida deerada , sakaarada iwm

MAROODI : ELEPHANT
Lab : Arbe ; Qoraaje ; Araye
Dheddig : Goso ; Qalanjo
Dhal : Boojay ; Uunfannays

Foolkiisa : Faan / Foolmaroodi Continue reading

Advertisements