Noocyada Fardaha


Gamaan
waa magaca guud ee la isku yidhaahdo (fardaha,dameeraha,baqlaha,farowga )

 

mawduucan waxaan kaga hadlayaa
Noocyada Fardaha xaga midabbada iyo magacyadooda

fardaha  aad bay soomaalidu u jeclayd waagii hore , waayo waxay ahaayeen xoolaha ugu qaalisan , iyo gaadiidka koobaad
aaggaa nugaal ayaa ahayd  meesha ugu fardaha badan dhulka soomaliyeed halkaas oo loo soo doonan jiray fardaha

 

MIDABBADA FARDAHA Continue reading