Noocyada Fardaha


Gammaan
waa magaca guud ee la isku yidhaahdo (fardaha,dameeraha,baqlaha,farowga )

 

Mawduucan waxaan kaga hadlayaa
noocyada Fardaha xagga midabbada iyo magacyadooda

Fardaha  aad bay Soomaalidu u jeclayd waagii hore , waayo waxay ahaayeen xoolaha ugu qaalisan , iyo gaadiidka koobaad
aaggaa nugaal ayaa ahayd  meesha ugu fardaha badan dhulka Soomaliyeed halkaas oo loosoo doonan jiray fardaha noocyadooda kala duwan

 

MIDABBADA FARDAHA Continue reading

Advertisements