Geedaha Laga Midhaysto

W.D  Cabdiraxmaan S. Barre

Waxaan ka hadlaynaa waa geed-midhoodka iskood isaga baxa ee Soomaalidu waagii hore midhaha ka guran jirtay , geedaha aan ka hadlayaa ma aha canbaha iyo saytuunka iyo timirta , kuwa aan ka hadlayaa waa gobka & yicibta & hohobta &  geedaha la midka ah  , oo imminka sidii hore aan dhulkeenna uga bixin oo aan u badnayn . Midhaha geedaha aan mawduucan kusoo qaadanayno mararka qaarbaa lagu qadi jiray , iyadoon wax kale la cunayn markii safar layahay oo aan sahayna la sidan .

Soomaaliduna aad bay u jecelaayeen midhahaas , sugaantana way ku ammaanaan
qayb ka mida midhahaas , magacyadooda oo Afsoomaali iyo Aflaatiin ah halkan kaga bogo .

1. Aneexo / uneexo   :   Cynanchum Somaliense Continue reading

Advertisements